Daawo: Wafti Ka Socda Kenya Oo Dalka U Yimid Sidii Ay Xafiis Qunsuliyaddeed Uga Furan Lahaayeen Hargeysa

Hargeysa (Berbera news) Waftigan oo ka socday Dalka Kenya oo Galabta soo gaadhay Magaaladda Hargeysa, kuwaas oo Xafiis Qunsuliyadeed oo fududayn-doona Xidhiidhka Diblamaasiyadeed ee u dhexeeya Somaliland iyo Kenya ka furan-doona Magaaladda Hargeysa.
 
Sarkaal ka tirsan Waftigan oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibada Kenya ayaa sheegay inay Somaliland si rasmi ah uga furanayaan Xafiisa Qunsuliyadeed
 
Halkan ka Daawo.

 
Safiirka Somaliland u ee Dalka Kenay ayaa hore u sheegay in Kenya ay Xafiis Qunsuliyadeed ka furanayso Magaaladda Hargeysa.
 
 
Berbera news/Hargeysa.