Dhagayso: Wasaaradda Amniga Somalia Oo Ka Hadashay Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Baarlamaanka

Muqdisho (Berbera news) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Dawladda Somaliya Ibraahim Isaaq Yarow ayaa ka hadashay weeraro Qaraxyo wata oo maanta lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka Somaliay, waxaanu sheegay inay Ciidamadu fashiliyeen waararadaasi.
 
Halkan ka dhagayso.

 
Berbera news/Hargeysa