Dhagayso: Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee U Dhexeeya Hogaanka KULMIYE Iyo Shirguddoonkii Shiwernihii Xisbiga.

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale Boobe oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya Hogaanka Xisbiga KULMIYE iyo Shirguddoonka Shirweyinihii Saddexeed ee KULMIYE, waxaanu sheegay in Khilaafkaasi uu salka ku hayo Muran Sharci oo labadda dhinac aanay isla waafaqsanayn.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

Berbera news/Hargeysa