Daawo: Guddoomiye Ku Xigeenka 3-aad Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Ku Soo Laabtay

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu muddo safar ugu maqanaa Dalka Ingiriiska.
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa.