Kooxo Ingiriis ah oo Qorshaynaya inay Mario Balotelli ku Celiyaan Horyaalka Premier League

Kooxaha waaweyn ee Premier League Ingiriiska, ayaa qorshaynaya inay Mario Balotelli ku celiyaan horyaalka Ingiriiska si uu xilli-ciyaareedka dambe ugu ciyaaro, kadib markii hoos u dhac ku yimi Milan.
Arsenal iyo Liverpool, ayaa dalab u diray laacibkan Talyaaniga u dhashay oo xilli-ciyaareedkii dhammaaday cunsuriyad iyo midab-takoor kala kulmay taageerayaasha kooxaha Talyaaniga.
Arsenal oo rabta inay Benzema iibsato, ayaa xaqiijisay inay sidoo kale wada-hadal la bilaabi doonaan Balotelli, halka Liverpool oo iyana Champions League ka qaybgeleysaa xaqiijisay inay dalab u dirtay.
Balo iyo ingiriiska