Daawo: Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE Oo Iclaamiyay Xiliga La Qabanayo Shirka Golaha Dhexe Ee KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha guud ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ayaa muddeeyay xiliga la qabanayo Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Berbera news News/Hargeysa.