Daawo: La Taliyihii Hore Ee Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Dhinacyadda Khilaafka KULMIYE U Dhexeeyo U Soo Jeediyay Inay Xal Gaadhaan

Hargeysa (Berbera news) La Taliyihii hore ee Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Cismaan Siciid Jaamac oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ugu baaqay dhinacyadda isku haya awoodda Xisbiga KULMIYE inay xal ka gaadhaan khilaafkoodda.
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.