Daawo: Wasiir ku xigeenkii Hore Ee Amniga Oo Xubno Wasiiro ah ku eedeeyay Afkaar Siyaasadeed oo xag-jirnimo inay Xambaarsan yihiin

Hargeysa (Berbera news) Wasiir ku xigeenii Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cabdilaahi Abokor Aw-Cismaan ayaa Wasiiroa Xukuumadda ka tirsan oo aanu magacoodda xusun ku eedeyay nidaam xag-jirno xambaarsan ah ku sifoobeen.
 
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa.