Daawo: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dhaliilo U Jeediyay Garabka Madaxtooyaddu Hormoodka U Tahay.

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda, isla-markaana ka tirsan Garabka Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta iclaamiyay shirka Golaha dhexe, taas oo uu u mudeeyay 31-ka Bishan May.
 

 
 
Berbera news/Hargeysa.