Dhagayso: Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Oo Guddi U Saaray Xalinta Khilaafka Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Guddi dhex-dhexaad ka gasha Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya Hogaanka Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumadda.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa.