Dhagayso: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Iclaamiyay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda, isla-markaana ka tirsan Garabka Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta iclaamiyay shirka Golaha dhexe, taas oo uu u mudeeyay 31-ka Bishan May.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa.