Farshaxaka Amiin Caamir oo sawiray khilaafka siyaasadeed ee Siilaanyo iyo Muuse Biixi

Halkan ka daawo Sawir-gacmeed cajiib ah oo qosol badan oo Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ka sameeyey Musharrixiinta isku haysta jagada Madaxtinnimada ee Xisbiga KULMIYE oo kala ah Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo khilaafkooda damaca kursigu wakhtigan meel aad u sarraysa marayo.

caamir