Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Hogaanka KULMIYE Iyo Xukuumadda

Hargeysa (Berbera news) Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Ibraahim Mahadi Buubaa oo maanta Warbaahita la hadlay ayaa ka hadlay muranka Siyaasadeed ee ka taagan Xisbiga Taladda haya ee KULMIYE.
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
Berbera news/Hargeysa.