Daawo: Wasiir Waran-cadde Oo Ka War-bixiyay Kulan Dhex-maray Madaxweynaha Iyo Ergaddii Guurtiddu U U Saartay Khilaafka KULMIYIYE.

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo Galabta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed iyo Guddidii ay Golaha Guurtiddu u saartay dhex-dhexaadita inay ka galaan Khilaafka Xisbiga KULMIYE.
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa.