Daawo: Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Oo Soo Jeediyay In Madaxweyne Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Ay Wadda-jir U Xaliyaan Khilaafka

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo maal-gashiga Somaliland Dr Muuse Qaasim Aw- Cumar ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar.
 

 
Berbera news/Hargeysa.