Dhagayso: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Munaasibadd Ay Ku Taageeri-lahaayeen Hogaanka KULMIYE Oo Maamulka Gobolku Ka Hor-istaagay: Waraysi

Berbera (Berbera news) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga KULMIYE Yuusuf Axmed Maxamed (Halac) ayaa Waraysi kooban oo uu siiyay Shabakadda Berbera news waxa uu ku sheegay in Munaasibadda ay ku taageerayeen Hogaanka Xisbiga KULMIYE uu Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar uu ka hor-istaagay.
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
Berbera news/Hargeysa.