Dhagayso: “Xildhibaano Ayaa Madaxtooyadda Somalia Lagu Dilay, Mushkiladduna Waa Madaxweynaha” Siyaasiga Cali Daacuun

Muqdisho (Berbera news) Siyaasiga Cali Axmed Maxamed (Cali-daacuun) oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Bariga Somaliland, balse aaminsan Mabda’a Soomaaliweyn ayaa Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu sabab u yahay Khal-khal Siyaasadeed oo uu sheegay inay Somaliya gashay.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.