Daawo: Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Iyo Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga Oo Cambaareeyay Xadhiga Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmada Berbera

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) iyo Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor Cismaan oo Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Xisbiga KULMIYE ee Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in xisbi ahaan ay Cambaaraynayaan xadhiga laba Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Berbera oo maanta lagu xidhay Magaaladda Berbera, kuwaas Qayb ka ahaa Munaasibadd lagu taageerayay Musharaxnimadda Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.
 
 
Halkan ka D
Berbera news/Hargeysa.