Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Oo Cambaaraysay Xadhiga Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Berbera

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Roodda Axmed Yaasiin oo maanta Shir jaraa’id ku qabatay Magaaladda Hargeysa ayaa si adag u cambaaraysay xadhiga laba Xildhibaan oo maanta lagu xidhay Magaaladda Berbera, kuwaas oo taageero u Muujiyay Musharaxnimadda Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi.
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.