Xildhibhaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Berbera (Berbera news) Xildhibaano ka tirsan golaha Deegaanka Magaaladda Berbera ayaa maanta gelinkii hore Xabsiga loo taxaabay.
Xildhibaannadan ayaa markii la xidhay hormood u ahaa munaasibad lagu taageerayay murrashaxnimada Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Cabdi.
Xildhibaanaddan la xidhay ayaa kala ah Xildhibaan Rashiid Aw Xasan iyo Xildhibaan Daahir Aw Nuur.
La Soco wixii war ah ee ka soo kordha.
 
Berbera news/Hargeysa.