Daawo: Wasiir Waran-cadde Oo Ka Hadlay Qaabkii Uu U Dhacay Hawl-galkii Ay Ciidamadda RRU-du Kula Baxeen Wasiir Ku Xigeenkii Amniga

Hargeysa ( Berbera news) Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa ka waramay qaabkii ay Ciidamadda Amaanku xalay u soo qabteen Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan iyo dad uu sheegay inay falala amni-daro ka sameeyeen Magaaladda Hargeysa labadii habeen ee u dambeeyay.
 
Halkan Ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa.