Daawo: Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Sheegay In Xukuumadda Iyo Xibigeedda KULMIYE Ay Ku Guul-daraysteen Hogaaminta Dalka

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay ku guul-daraysatay kalsoonidii ay shacabku ku siiyeen codka, waxaanu ugu baaqay inay is-casilaan.
 
 

 
Berbera news/Hargeysa.