Dhagayso: Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Sheegay Inay Aqbaleen Dhex-dhexaaddintii Golaha Guurtidda

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Muj. Maxamed Kaahin Axmed oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay dhinacoodda aqbaleen dhex-dhexaaddinta ay Golaha Guurtiddu ka dhex-waddo khilaafka u dhexeeya dhinacyadda isku haya awoodda Xisbiga KULMIYE.
 
 
Halkan Ka Dhagayso.

 
 
Berbera news/Hargeysa.