“Inanka 9 jirka Ah Ee Arkay Aabihii Oo Xabad Lala Dhacayo Iyo Gurigooddii Oo Dhiig Lagu Daadinayo , Beri Muxuu Samaynayaa?” Muj. Xasan Guure

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Maddasha waddatashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac oo maanta Warbaahin ta la hadlay ayaa cambaareeyay hawl-galkii ay Ciidamdda RRU-du ay habeenimaddii Jimcihii kula baxeen Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor Aw-Cismaan.
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa.