Muj. Ibraahim Dhagaweyne Oo Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Siillaanyo

Hargeysa (Berbera news) Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne) ayaa Hogaaminta Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku eedeeyay in aanu lahayn Astaamo Hogaamiye oo uu ku waddao Taladda Somaliland.
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.