Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Cambaareeyay Xadhiga Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga, Eedana U Jeediyay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (Berbera news)  Guddoomiyaha Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi ,ayaa Xukuumadda iyo Madaxweynaha Somaliland weydiiyay su,aal ku adag in Xukuumaddu ka jawaabto,taasoo ah xiliga uu sawirka  Muuse Biixi noqday dambi la isku xidho.
Waxaa kaloo uu  ka hadlay eedaymo dhinaca Xukuumada maalmihii u danbaysay uga iyo manaayey ku waasi oo ku saabsanaa in qaraxyada ka dhacayey magaalada Hargeysa tan iyo intii uu bilaabmay khilaafka Xisbiga KULMIYE,waxaana uu sheegay in uu aad uga xun yahay in Madaxweynaha afkiisa ay ka soo baxdo hadalo ku sheegayo in dad madaxtinimo dalka ka doonaya ay amaan darada laga wado gudaha magaalada Hargeysa ay ka danbeeyaan.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 
 
 
Berbera enws/Hargeysa.