Dhageyso-Maamulka Degmada Faro-weyne Oo Olole Ku Qaaday Dhul Ballaadhan Oo Dad Gaar Ahi Ooteen

Faro-weyne (berberanews) -Maamulka degmada Faro-weyne ee Gobolka Maroodi-jeex oo kaashanaya Ciidamada booliska isla-markaana ay wehelinayeen Masuuliyiin ka mid ah Maamulka Gobolka Hargeysa, ayaa maanta olole ku qaaday dhul ballaadhan oo u dhexeeya Faro-weyne ilaa deegaanka Masalaha, kaasi oo dad gaar ahi ooteen isla-markaana reer guuraaga uga dhaarteen.

 download (8)images

Hawl-galkan oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha degmada Faro-weyne Faysal Maxamed Jaamac, ayaa baneeyay dhul ballaadhan, waxayna dadkii deganaa uga digeen inay mar labaad ootaan ama ku soo noqdaan.

Gudoomiye Faysal max,e d oo  ay weheliyaan masuuliyiinta nabagaliyadda gobolka m/jeex ax,ed max’ed xasan iyo agaasimaha degmooyinka gobolka m/jeex faarax cismaan jaamac

Waxaana hadaladoodii ka mid ahaa

Halkan ka Dhageyso

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland