Daawo: Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Oo Ku Baaqay In Xal Rasmi Ah Laga Gaadho Khilaafka Xisbia KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo manta u ambabaxay Dalka Ingiriiska ayaa soo jeediyay in xal laga gaadho Khilaafka Xisbiga KULMIYE, waxaanu sidoo kale sheegay in awoodda Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ay qaadatay shakhsiyadda Xukuumadda ka tirsan oo aanu magacoodda xusun.
 
 
Halkan ka Daawo.
http://youtu.be/DLZ_OyPmmTk
 
 
Berbera news/Hargeysa