Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Ka Digay In TV-ga Qaranku Waddo Qorshe Bulshadda La Iskaga Hor-keenayo

Hargeysa (Berbera news) Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaariddka ah ee WADDANI ayaa Telefishanka qaranka ku tilmaamay inuu tabiyo warar fidmo ka dhex-abuuri kara Bulshadda Somaliland.
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.