Daawo-Talibanka oo shaaciyey Filim ku saabsan Qaabkii Ay Askariga Maraykanka Usiidaayeen

Afghanistaan (berbernews) Kooxda Talibanka ayaa siidaayey filim muujinaya qaabkii ay maxaabiista isku dhaafsadeen Dowlada Maraykanka.

filimTaliban040614-740x555

Talibanka ayaa siidaayey askari u dhashay Maraykanka oo ay maxbuus u heysteen muddo ku dhaw 5-sanadood,waxayna Talibanka askarigan ku bedasheen 5 sarkaal oo xilal sar sare kasoo qabtay xukuumadii Talibanka ee hore uga talinjirtay Afghanistaan.

Saraakiisha Talibanka ayaa muddo dheer lagu hayey xabsiga Guwantanamo Bay waxayna kamid ahaayeen madaxdii Militariga iyo Sirdoonka dowladii Talibanka.

Halkan Ka Daawo