Dhagayso: Guddoomiyaha Gobolka Salal Oo Ka Hadlay Amaanka Xadka Somaliland Iyo Jabuuti Oo La Addkeeyay

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Gobolka Salal Cabdirsaaq Waabari Rooble oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay xadka Somaliland iyo Jabuuti u dhexeeya oo amaankiisa la adkeeyay.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 

 
 
Berberab news/Hargeysa.