Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Khilafka Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya Garabyadda isku haya awoodda Xisbiga KULMIYE ee Golaha Guurtiddu dhex-dhexaddiinta bka waddo lagu xaliyo shuruucdda u taala Xisbiga KULMIYE.
 
 
 
 
Halkan Ka Daawo.
http://youtu.be/j9-EAjWKNLA
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa