Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Waramay Muhiimadda Ay Doorashadda U Leedahay Diwaangelinta Cod-bixiyayaashu

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sharaxay muhiimadda ay Diwaangelinta cod-bixiyayaashu u leedahay Doorashadda, waxaanu sidaas ku sheegay kulan Akaadamiga Nabaddu maanta uu ku qabtay Magaaladda Hargeysa.
 
 
http://youtu.be/K61KRrVwdQo
 
 
Berbera news.