Daawo: Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Golaha Guurtidda Oo Dhawaaqaya Go’aamaddii Xalka U Noqday Khilaafkii Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtidda Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa ku dhawaaqay Go’aamaddii ay Golaha Guurtiddu ku xaliyeen Khilaafkii Xisbiga KULMIYE

Berbera news/Hargeysa.