Hogaamiyihii Buuralaydda Gal-gala Atam Oo Isku Dhiibay Dawladda Somalia

Hargeysa (Berbera news) Hoggaamiyihii Kooxdda gal-gala ee ka dagaalamayay Sheekh Maxamed Atam ayaa isku dhiibay Dawladda Somaliya .
 
Warka ayaa intaas ku daraya in Sheekh Atam Sheekh Atam uu soo miciin-biday Magaaladda Muqdisho, ka dibna uu isku dhiibay Ciidamadda Dawladda Somaliya, balse ilaa hadda lama oga sababta uu Atam uga yimdi Kooxdii uu Hogaamin-jiray ee Dagaalka kula-jirtay Maamulka Puntland
 
Sheekh Atam ayaa wakhtiyaddii u dambeeyay dagaalo kala duwan la galay Maamulka Puntland, iska oo ka mid ahaa Hogaamiyaasha ay Puntland ku ugaadh-san jirtay dagaalka ka dhaca Buuralyadda Gal-gala.
 
 
Berbera news/Hargeysa.