“Waan Aqbalay Waxay Tahay-ba Go’aanka Golaha Guurtidda” Madaxweyne Siilaanyo

 Hargeysa (Berbera news )  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay inay dhinacoodda aqbaleen Go’aamaddii ay Ergaddii Golaha Guurtidda ee xalinta Khilaafka Xibiga KULMIYE ku xaliyeen khilaafkaasi.
 
Waxaana hadaladii Madaxweynaha ka mid ahaa “Waanu aqbalnay oo waanu qaadanay,waxaanu u aragnaa sida ay tahay oo waxa ay tahayba waanu qaadanay oo waanu aqbalnay, maadaama aanu gudida aqbalnay in ay dhex-dhexaadin gasho oo ay Guurtidii Qaranka ay tahay” ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland.
 
 
Berbera news/Hargeysa