Dhagayso “Awooddii Somalia Oo Dhan-baa Gacanta Damu’jadiid Ku Jirta, Amni Iyo Dhaqaale-na Ma Jiro” Siyaasiga Cali-daacuun

Muqdisho (Berbera news) Siyaasiga Cali Maxamed Axmed (Cali-daacuun) ayaa sheegay in taladda Somaliya aanay ka go’in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
 
Halkann ka dhagayso.

Berbera news/Hargeysa.