Daawo: Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay

Hargeysa (Berbera news) Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay, waxaanu Xukuumadda dhaliilo uga jeediyay wax ka qabasho la’aan uu sheegay inay ka jirto Gasoorka Dalka.
 
Halkan ka daawo

Berbera news/Hargeysa.