Dhagayso: Wasiirka Qorshaynta Oo Ka War-bixyay Ujeedadda Furitaanka Shirka Taakulaynta Somaliland Oo Ay Ka Soo Qayb-galeen Hay’addo Caalami Ahi

Hargeysa (Berbera) Wasiirka Qorshaynta qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre ayaa ka warbixyay shir uu maanta Madaxweyne Siilaanyo ka furay Magaaladda Hargeysa, kaas oo lagaga hadlayay taakulaynta hay’addaha caalamiga ahi ay ka geystaan horumarinta Somaliland.
Halkan ka dhagayso.
 

Berbera news/Hargeysa