Daawo: Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha Oo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiir Waran-cadde Ugu Baaqay In Xeerka Diwaangelinta Muwaaddiniinta Ay U Soo Gudbiyaan Baarlamaanka

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Ibraahim jaamac Cali Rayte oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo nabad-gelyadda ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka ayaa Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha u soo jeediyay in Xeerka Diwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland ay u soo Gudbiyaan Golaha si ay Mudanayaashu dood uga yeeshaan.
 
 
 Halkan Ka Daawo.


 
 
Berbera news/Hargeysa