Daawo: Qaabkii Odayaasha Waji-ku Macaashka Ah Looga Hor-istaagay Qorshahooddii Ay Siilaanyo Ku Taageerayeen

Hargeysa (Berbera news) Odayaal dhaqameedkii ay Xukuumaddu soo abaabushay si ay Taageero ugu muujiyaan Musharaxnimadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa laga hor-istaagay Shir Jaraa’id oo ay maanta qorshaynayeen.
Halkan Ka Daaw.
http://youtu.be/ryc4s8INLYw
 
Berbera news/Hargeysa.