Odayaal Dhqameed Waji Ku Macaash Ah Oo Laga Hor-istaagay Maddal Ay Taageero Ugu Muujinayeen Musharaxnimadda Madaxweynaha + Sawiro

Hargeysa (Berbera news) Xubno ka mid ah Cuqaasha Beelaha Subeer-awal ayaa maanta Dhalinyaro tirro-badan oo ka soo jeedda Beesha Subeer Awal ay ka hor-istaagtay inay qabtaan Shir Jaraa’id oo ay doonayeen inay taageero ugu muujiyaan Musharaxnimadda Madaxweyanah Somaliland Axmed Siilaanyo.
3
Odyaaal dhaqameedkan ayaa markii ay doonayeen inay bilaabaan Shirkoodaasi Jaraa’id ayaa waxa goobta soo gaadhayDhalinayaro, kuwaas oo klu war-geliyay Cuqaashan in aanay qaban-karin Shirkaasi Jaraa’id, isla-markaana ay Beeshoodda ku meteli-karin taageeradda ay u muujinayeen Musharaxnimaddoodda.
4
Odayal dhaqameedkan ayaa sidda ay wararku sheegayaan waxa soo abaabulay Xubno Xukuumadda ka tirsan oo hayb ahaan ka soo jeedda Goboladda Saaxil, Maroodi-jeex iyo Gabiley, kuwaas oo la sheegay inay dhaqaale ku soo siiyeen Cuqaashan inay Taageero ugu muujiyaan Musharaxnimadda Madaxweyne Siilaanyo hore u soo dhex-marsadday Wasiirka Wrafaafinta Cabdilaahi Cukuse.
3
Waa markii u horaysay ee Odayaal dhaqameed ku hadlayay Barnaamijka Waji-ku macaash ee laga hor-istaago Shir Saxafadeedde ay ku gudbinayeen Badheedhahoodda.
 
 
Berbera news/Hargeysa.