Daawo: Aas Qaran Oo Magaaladda Hargeysa Loogu Sameeyay Suxufigii Marxuum MM Kastam

Hargeysa (Berbera news) ALLE ha u Naxariisto waxa maanta Xabaalaha Xeedho ee Magaaladda Hargeysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum Maxamed Maxamuud Kastam oo ka mid ahaa haldoorka Suxufiyiinta Somaliland, kaas oo shalay ku geeriyoodday Magaaladda Hargeysa.
 
 
Halkan ka Daawo.
 

Berbera news/Hargeysa.