Daawo: Khilaaf Ka Taagan Tartanka Loogu Jiro Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Dibadda U Soo Baxay Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Oo Ka Hadlay

Hargeysa (Berbera news)  Khilaaf ayaa ka taagan  tartanka loogu jiro Jagadda Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, iyadda oo khilaafkaasi uu dibadda u soo baxay.

 
Halkan Ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa.