Daawo: Qaabkii Ay Ciidamadda Qaranku U Galeen Degmadda Taleex

Taleex () Ciidamada qaranka Somaliland ayaa maanta guddaha u galay Degmadda Taleex, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Khaatumo uu hormood u yahay Cali Khaliif Galaydh oo qorshaynayay inay Shirk u qabtaan Degmadaasi.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa