Xildhibaan Siciid Cilmi oo dawladda Somalia ku eedeeyay inay qayb ka tahay isir-gumaadka lagu hayo Dir

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dawladda Somalia ku eedeeyay inay ku lug leedahay isir-gumaad lagu hayo Beesha Dir ee degan Gobollada dhexe ee Somalia.
Xildhibaan Siciid oo saaka shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Golahaas, ayaa baaq culus u kala diray bulshada caalamka, wadammada jaarka la ah Somalia, IGAD iyo Hay’adaha xuquuqal-insaanku inay wax ka qabtaan dhibaato uu ku sifeeyay xasuuq lagu hayo Beelaha Dir ee Gobollada dhexe.
Halkan ka daawo