Dagaal culus oo dhexmaray Ciidammada qaranka iyo Firxadka malleeshiyaadkii Galaydh

Laascaanod-(Berberanews)-Dagal culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta dhexmaray ciidamadda Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyadda Khaatuumo duleedka Tuuladda Saax-dheer, oo ku taal Xuduudka u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya, kuna toosan gobolka Sool.

Dagaalkan oo bilaabmay galabnimadii maanta ayaa labada dhinacba isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan ,isla markanaana laysku gabal dhacsaday.

Halkan ka akhriso warkan oo dhammaystiran