Daawo: “Waxay Ahayd In Black List Lagu Qoro Wixii NNS-ta U Shaqayn-jiray, Inay Dalka Shaqo Ka Qabtaan May Ahayn” Eng Maxamed Xaashi Cilmi

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku eedeeyay inay dalka ku hogaaminayso Musuq-maasuq iyo fadeexado Siyaasadeed.
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/JTQnP1RvhQI
Berbera news/Hargeysa