Dhagayso: Cali-guray Oo Sheegay In Madaxweyne Siilaanyo Lala Wadaago Hoggaaminta Taladda Somaliland

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo aanu ka talin waddanka, balse ay hogaaminta dalka ay la wadaagaan xubno aanu magacyadoodda xusin.
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
Berbera news/Hargeysa.