Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ku Baaqay In Danta Qaranka Meel Looga Soo Wadda-jeesto

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in danta qaranka meel looga soo wadda jeesto, waxaanu sidaasi ku sheegay kulan ay maanta Xarunta Madaxtooyadda Somaliland ay ku yeesheen Masuuliyiinta Saddexdda Xisbi iyo Shirguddoonka Baarlamaanka, kuwaas oo sheegay in Xuduuddaha Somaliland ay yihiin kuwo lama taabtaan ah, waxaanay sidoo kale jawaab kaga bixiyeen baaqii ay waddamadda Maraykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub ay Somaliland ugu soo jeediyeen inay Ciidamadeedda ay kala baxdo Degmadda Taleex oo Todobaadkii hore ay Ciidamadda Qaranku la wareegeen.
Halkan ka Daawo
 
http://youtu.be/a6tnudyKFko
Berbera news/Hargeysa